Dil dad badan ka naxeen oo ka dhacay Baladweyne iyo Ninkii geestay oo la qabtay

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xalay xaafad katirsan magaaladaasi uu ka dhacay dil dad badan ka argagaxeen kadib markii nin dadka deegaanka kamid ahaa uu dilay xaaskiisa. Goobjoogayaal ayaa ku waramay in ninka dilka geestay iyo xaaskiisa uu soo kala dhax galay muran waxa uuna markaa kadib la … Continue reading Dil dad badan ka naxeen oo ka dhacay Baladweyne iyo Ninkii geestay oo la qabtay